machadka albilaal waa machad aadkabarankarto quraanka kariimka ah meel kasta oo aad dunida kajoogto wixii faahfaahin ah kala xariir usa ama+25224849376

Madooneysaa Waxbarasho Tayo Leh? Waxaa Laguu Furay Machadka Al-Bilaal

Macahadka al-bilaal Waa machad aad ka baran karto Quraan-ka 

Kariim-ka Ah Iyo Culuumtiisa Si Sahlan Adigoo gurigaaga Jooga


Waxaa kuugu diyaarsan Macahdka Macalimiin Khibrad U leh 

Duruusta eey Dhigayaan.

Waxaa Wax Kabaran Kara Macahdka Caruur Iyo Waayeel Rag Iyo 

Dumar Intaba.

Waxa Eey Ku Baxayaan Casharadu Internet-ka Iyadoo La 

Adeegsanayo Skype iyo Teamviewer


Machadka Al-Bilaal Wuxuu Kuu Balan Qaadaya In eysan Kaa Kala 

Go'in Daruusta Oo Aad Heli Karto Waxbarashada Saacad Kasto Oo 

Aad Dooneyso Adigoo Jooga Gurigaaga Ama Safar Ku Jira.

Hadii Aad Dooneysid In Aad Xifdisid Quraan-ka Kariim-ka Ama Aad 

La Dooneysid Caruurtaada Fadlan Si Dhaqso Ah Isku Diiwaan Gali

Fadlan La Xiriir: Skype Username: Aweys18

USA Tell:.+14155348923

Hargeysa +25224849376 Ama Email:Machadulbilaal@gmail.com